Masar, Urdun iyo Falastiin oo diiday soo jeedinta Trump ee ah in la barakiciyo shacabka Qaza

[Horseed Media - Somalia] - 27/01/2025
Dalalka Masar, Urdun iyo Falastiin ayaa ku dhawaaqay inay si cad u diiddan yihiin hadallada Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo uu ku sheegay inay jeclaan lahaayeen inay arkaan Urdun, Masar iyo dalal kale oo Carbeed oo kordhiya tirada Qaxoontiga Falastiiniyiinta ah ee ay qaabilaan.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Wasaaradda degaanka iyo Isbeddelka Cimilada Puntland oo joojisay ka ganacsiga Xaabada
Wasaaradda degaanka iyo Isbeddelka Cimilada Puntland ayaa sheegtay in ay joojisay ka ganacsiga Xaabada kaddib markii (…)
[Puntland Post] - 17/02/2025
Dowladda Puntland oo digniin amni ka soo saartay dhaq dhaqaaqa firxadka Argagixisada Daacish
Dowladda Puntland oo xalay soo saartay digniin amni ayaa dhammaan dadweynaha ugu baaqday in ay taxaddar dheeri ah ka (…)
[Puntland Post] - 23/02/2025
Trump oo Madaxweynaha Ukraine Zelenskyy ku tilmaamay kaligii taliye!
Madaxweynayaasha Maraykanka iyo Ukraine ayaa midba midka kale weeraray Volodymyr Zelenskyy oo sheegay in Donald (…)
[Horseed Media] - 19/02/2025
Somalia’s Electoral Commission will investigate the obstruction of political organizations’ meetings
MOGADISHU (SD) – The National Independent Electoral Commission reported receiving complaints from some political (…)
[Somali Dispatch] - 14/02/2025
Aasaaskii ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo laga xusay Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay (…)
[Horseed Media] - 22/02/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |