Puntland oo masaafurisay Boqolaal Ajaaniib ah oo sharci-darro ku joogay deegaanadeeda
[Horseed Media - Somalia] - 29/01/2025
Dowladda Puntland ayaa wada hawlgal ballaaran oo lagu beegsanayo dadka ajaaniibta ah ee sharci-la'aanta ku jooga deegaanada Puntland, kuwaas oo loo masaafurinayo dalalka ay ka yimaadeen.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Madaxweyne Xasan Sheekh oo taageero u balanqaaday Puntland.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeedinayey furitaanka kulanka (…)
[Horseed Media] - 22/02/2025
Dowladda Puntland oo digniin amni ka soo saartay dhaq dhaqaaqa firxadka Argagixisada Daacish
Dowladda Puntland oo xalay soo saartay digniin amni ayaa dhammaan dadweynaha ugu baaqday in ay taxaddar dheeri ah ka (…)
[Puntland Post] - 23/02/2025
Wersheddii qaraxyada Daacishta Cal-miskaad oo duqayn lala beegsaday.
Puntland ayaa faahfaahin ka bixisay duqaymo fiidnimadii xalay ka dhacay deegaanka Sheebaab ee Buuraleeyda (…)
[Horseed Media] - 15/02/2025
Madaxweynaha Puntland oo qaabilay wafdi ka socda Galmudug.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay wafdiga ka socday Dowladda (…)
[Horseed Media] - 17/02/2025
Puntland: Faarax Qoryood ayaa bedeley walaalkiis Mukhtaar Qoryood oo dagaalka ku geeriyoodey.
Taliska guud ee ciidamada difaaca dowladda Puntland ayaa gaashaanle Sare Faarax Axmed Faarax (Qoryood) u magacaabay…
[Horseed Media] - 16/02/2025