Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo ka shiray Dib-u-eegista Dastuurka cutubyadiisa 5aad ilaa 9aad
[Horseed Media - Somalia] - 2/02/2025
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey Shirka Guddi-hoosaadka Golaha Wasiirrada ee Siyaasadda Loo Dhanyahay, kaas oo looga hadlayey dardargelinta taageeridda Doorashada iyo Dhammaystirka Dastuurka.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Madaxweynaha Somalia oo ka qaybgalay furitaanka meertada 38aad ee Midowga Africa.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka Meertada (…)
[Horseed Media] - 15/02/2025
Wasaaradda degaanka iyo Isbeddelka Cimilada Puntland oo joojisay ka ganacsiga Xaabada
Wasaaradda degaanka iyo Isbeddelka Cimilada Puntland ayaa sheegtay in ay joojisay ka ganacsiga Xaabada kaddib markii (…)
[Puntland Post] - 17/02/2025
Australia: 157 hombobaro kusoo caariday xeebta jasiirada Tasmania
Homboro (Dolphins) waxaa laga helay xeeb go'doonsan oo ku taal waqooyi-galbeed Tasmania. Ilaa 136 ayaa nool, laakiin (…)
[Horseed Media] - 19/02/2025
Puntland iyo UNHCR oo ka wada hadlay qulqulka ajaanibta Itoobiyaanka.
Mas’uuliyiinta wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa qaabilay wefdi uu hogaaminayey ku xigeenka Madaxa hay’adda (…)
[Horseed Media] - 20/02/2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo taageero u balanqaaday Puntland.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeedinayey furitaanka kulanka (…)
[Horseed Media] - 22/02/2025