Trump oo kusoo rogay canshuur dhan 25% dhammaan birta iyo aluminiumka loo dhoofiyo Mareykanka
[Horseed Media - Somalia] - 10/02/2025
Madaxweyne Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in Mareykanka uu canshuur 25% ah ku soo rogi doono dhammaan biraha iyo aluminiumka laga keeno, oo ay ku jiraan Canada iyo Mexico, laga bilaabo Isniinta.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Dagaallamayaasha Daacish oo firxad bilaabay kaddib dagaalkii u danbeeyay ee buuraha Calmiskaad
Dagaallamayaasha Argagixisada Daacish ee ku dhuumanaya buuraha Calmiskaad ayaa sida wararku sheegayaan firxad (…)
[Puntland Post] - 15/02/2025
Austria: 1 qof ayaa ku dhintay, 5 kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar mindi loo adeegsaday
Wiil 14 jir ah ayaa lagu dilay weerar mindi loo adeegsaday oo ka dhacay koonfurta dalka Austria. Shan qof oo kale (…)
[Horseed Media] - 16/02/2025
Dowladda Ingiriiska oo ku biirtay Hawlgalka Cirib-tirka Argagixisada ISIS ee ka socda buuraha Golis ee Puntland
Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Sabti ah Xafiiskiisa magaalada (…)
[Puntland Post] - 22/02/2025
Trump ayaa shaqada ka eryay taliyihii ciidamada General Charles Brown
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa fiidnimadii Jimcaha ku dhawaaqay xil ka qaadis lagu sameeyay taliyihii (…)
[Horseed Media] - 22/02/2025
Saraakiisha Ciidamada Puntland oo ka warbixiyey hawlgallo ay sameeyeen.
Saraakiisha ciidamada ficaa Puntland ee ku sugan buuraleeyda Cal-miskaad ayaa faahfaahin ka bixiyey hawlgalladii ugu (…)
[Horseed Media] - 15/02/2025