Germany: Weerar Gaari loo adeegsaday oo ka dhacay magaalada Munich
[Horseed Media - Somalia] - 13/02/2025
Nin u dhashay dalka Afganistan ayaa la xiray kadib markii uu gaari ku jiiray koox dad ah oo ku sugnaa magaalada Munich maanta oo Khamiis ah, waxaa ku dhaawacmay ugu yaraan 28 qof.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Puntland oo ka hadashay duqeymo culus oo galabta ilaa Caawa ka dhacay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari
Duqeymo kala duwan ayaa sida dowladda Puntland xaqiijisay galabta ilaa Caawa ka dhacay buuraha Calmiskaad ee gobolka (…)
[Puntland Post] - 16/02/2025
Ciidamada Puntland oo raadadkii duqaymaha ugu tegey Curaar oo ay maanta qabsadeen.
Ciidamada difaaca dowladda Puntland ee dagaalka kula jira kooxda Daacish ayaa la wareegey fariisimo muhiim ah…
[Horseed Media] - 23/02/2025
Ruushka iyo Maraykanka ayaa ku heshiiyey inay dejiyaan hannaan lagu xallinayo khilaafka Ukraine
Diblumaasiga ugu sarreeya Ruushka iyo dhiggiisa Mareykanka ayaa sheegay in ay isku raaceen in la sameeyo hannaan (…)
[Horseed Media] - 18/02/2025
Maraykanka iyo Ruushka oo wadahadal ku yeelanaya Riyadh
Diblumaasiyiin sarsare oo Maraykan iyo Ruush ah ayaa lagu wadaa in ay ku kulmaan dalka Sacuudiga si ay uga (…)
[Horseed Media] - 18/02/2025
Why Ethiopia Opposes Secession in Somalia
Mogadishu ( PP Commentary) — Somali secessionists wonder why Ethiopia does not promote secession in Somalia. Two (…)
[Puntland Post] - 20/02/2025