Maraykanka iyo Ruushka oo wadahadal ku yeelanaya Riyadh
[Horseed Media - Somalia] - 18/02/2025
Diblumaasiyiin sarsare oo Maraykan iyo Ruush ah ayaa lagu wadaa in ay ku kulmaan dalka Sacuudiga si ay uga wadahadlaan joojinta dagaalka Ukraine iyo dib u soo celinta xiriirka dalalkooda.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Austria: 1 qof ayaa ku dhintay, 5 kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar mindi loo adeegsaday
Wiil 14 jir ah ayaa lagu dilay weerar mindi loo adeegsaday oo ka dhacay koonfurta dalka Austria. Shan qof oo kale (…)
[Horseed Media] - 16/02/2025
Xarun quraanka lagu barayo Agoonta Booliska Soomaaliyeed oo Muqdisho laga dhagax dhigay.
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa dhagax-dhigay Dhismaha Dugsiga (…)
[Horseed Media] - 18/02/2025
Ciidamada Puntland oo dalbaday in laga maareeyo meydadka Daacish.
Saraakiisha ciidamada difaaca dowladda Puntland ee ku sugan furimaha dagaalka buuraleeyda Cal-miskaad ayaa ka (…)
[Horseed Media] - 18/02/2025
Puntland oo dhawaan bilaabaysa wejiga labaad ee Tarxiilka ajaanibta
Ciidamada Ammaanka Puntland oo sii wada hawlgalka tarxiilka ajaanibta ayaa dhawaan bilaabaya wejiga labaad ee (…)
[Puntland Post] - 19/02/2025
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qayb-galay Shirka dalalka Midowga Afrika oo Itoobiya ka furmay
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka Meertada (…)
[Puntland Post] - 15/02/2025