Macwuusleyda Hiiraan oo weerar ku qaaday Shabaab ku dhuumaaleysanayay nawaaxiga Aboorey

[Jowhar - Somalia] - 23/04/2025
Apr 23(Jowhar) Ciidamada Deegaanka ee Gobolka Hiiraan ayaa xalay weerar culus ku qaaday xubno ka tirsan Shabaab oo ku dhuumaaleysanayey aagga deegaanka Aboorey ee gobolkaas. Howlgalka ayaa yimid kadib markii Ciidamada difaaca deegaanka ay ka war heleen Shabaab isku aruursanaysa aagga Aboorey, (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Xukuumadda Somalia oo ansixisay xeerka isgaadhsiinta badda hoos marta.
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, (…)
[Horseed Media] - 12/06/2025
Ruushka oo markii labaad duqeyn ka fuliyay dalka Ukraine
Jun 07 (Jowhar) Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhintay in ka badan 20 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii Ruushka (…)
[Jowhar] - 7/06/2025
Trump: Putin Set to Respond to Ukraine Drone Attacks
During a call today, US President Donald Trump revealed that Vladimir Putin warned him “very strongly” about (…)
[Jowhar] - 6/06/2025
Garoowe oo lagaga dhawaaqay Golaha caddaaladda iyo dimuquraadiyadda.
Siyaasiyiin xilal kala duwan ka soo qabtay Puntland, barayaal jaamacadeed, dhalinyaro iyo qaar kamid ah labeenta…
[Horseed Media] - 9/06/2025
Guddoomiyaha barlamaanka oo dhaliilay siyaasiyiin reer Puntland ah.
Guddoomiyaha golaha wakiilada dowladda Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa ka hadlay siyaasiyiinta mucaaradka ee (…)
[Horseed Media] - 6/06/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |