Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta Jabuuti
[Horseed Media - Somalia] - 23/04/2025
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku qaabilay madaxtooyadda Qaranka Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Dalka aanu walaalaha nahay Jabuuti ahna Madaxweyne ku xigeenka CAF iyo xubin ka tirsan Golaha FIFA (FIFA Council), Mudane Souleiman Hassan (…)
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Shan urur siyaasadeed oo shuruud ku xiray ka qeyb galka shirka uu iclaamiyay madaxweyne Xasan
Jun 13(Jowhar) Illaa shan Urur Siyaasadeed oo dhowaan iska diiwaan geliyay Guddiga Madax Bannaan ee doorashooyinka (…)
[Jowhar] - 13/06/2025
Two Men Sentenced for Stealing Gold Toilet from Blenheim Palace
Two individuals have been sentenced to prison for their involvement in the theft of a £5 million (€6m) gold toilet (…)
[Jowhar] - 14/06/2025
Xasan Abgaal oo xukuumadda Deni ku eedeeyay in ay ka baxday nidaamkii iyo dastuurkii Puntland
Xasan Shire Abgaal oo kamid ah siyaasiyiinta saamaynta badan ku leh degaannada Puntland ayaa ku eedeeyay xukuumadda (…)
[Puntland Post] - 11/06/2025
Garowe Political Ban Draws Parallels to Somalia’s Military Rule Era
Garowe (PP Editorial) — Abdulkadir M. Mohamud Geddi, the Mayor of Garowe, the administrative capital of Puntland (…)
[Puntland Post] - 11/06/2025
Nabadoonada Gobolka Nugaal oo taageeray inaan laga daba imaan dadka falalka ammaan xumo wada.
Qaar kamid ah waxgaradka iyo nabadoonada gobolka Nugaal oo ka qaybgalay shir ka qabsoomay Magaalada Garoowe…
[Horseed Media] - 12/06/2025