Israa’iil oo sheegtay inay duqeysay dhisme ku dhow Madaxtooyada Siiriya

[Jowhar - Somalia] - 2/05/2025
Israa’iil ayaa sheegtay in diyaaradaheeda dagaalka ay duqeeyeen meel ku dheggan aqalka madaxtooyada Siiriya ee magaalada Dimishiq. Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu uu wacad ku maray inuu difaaci doono dadka laga tirada badan yahay ee Druze ka dib maalmo ay socdeen rabshado diimeed oo ay dad (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Trump Cautions Against Possible Israeli Strikes on Iran’s Nuclear Sites
US President Donald Trump has stated that an Israeli strike on Iran “could very well happen,” while a senior Israeli (…)
[Jowhar] - 13/06/2025
Puntland oo soo afjartay firxad ka tirsan Daacish oo ku go’doonsanaa god weyn oo dhaca Baallade
Dowladda Puntland oo xalay bayaan kooban soo saartay ayaa sheegtay in ay soo afjartay koox ka tirsan firxadkii (…)
[Puntland Post] - 12/06/2025
Ciidamada Dowlada oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Ceel Hareeri
Jun 07 (Jowhar) Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan lagu diley saddex ka tirsan madaxda Alshabaab (…)
[Jowhar] - 7/06/2025
Israel oo qorsheenaysa weerar ka dhan ah Iran iyo Mareykanka ciidamadiisa heegan geliyey
Iran waxa ay wadaa dhoolatus milatari oo dheeraad ah waxayna dhisaysaa xarun sadexaad oo lagu kobciyo uranium-ta si (…)
[Horseed Media] - 12/06/2025
A Dramatic Showdown Between Trump and Musk: A Beautiful Chaos
There were numerous tensions in the bond between Elon Musk and Donald Trump.Some of these were apparent; others were (…)
[Jowhar] - 9/06/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |