Warar kasoo kordhay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran
[Jowhar - Somalia] - 5/05/2025
May 05 (Jowhar) Madaxweynaha Hirshabelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa isna la sheegaya in saacadaha soo socda uu ku soo wajahan yahay caasimadda. Maadaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Dhalinyaro shalay Gaalkacyo loogu xiray tabasho ay muujiyeen oo maanta xabsiga laga sii daayay
Xukuumadda Puntland ayaa maanta si shuruud la’aan ah ku sii daysay qaar kamid ah dhalinyarada Gaalkacyo oo shalay (…)
[Puntland Post] - 7/06/2025
Turkiga oo ugu deeqay Soomaaliya diyaaradaha dagaalka ee T129 Atak
Jun 04(Jowhar)Dowladda Turkiga ayaa xoojisay taageerada ay siiso Soomaaliya ee dagaalka ay kula jirto kooxda (…)
[Jowhar] - 4/06/2025
Midowga Afrika oo ka hadlay xayiraadaha socdaalka ee Maraykanka.
Midowga Afrika ayaa markii ugu horraysay si adag uga hadlay xayiraadaha dhanka socdaalka ee maamulka Madaxweyne…
[Horseed Media] - 6/06/2025
Iran iyo Maraykanka oo markale ku wada hadlaya Cuman.
Wasaaradda arrimaha dibadda Iran ayaa ku dhawaaqday in wajiga xiga ee wada xaajoodyada Nukliyeerka Iran iyo…
[Horseed Media] - 10/06/2025
Fasiraad laga bixiyay Hadalkii Madaxweyne Deni ee ku saabsanaa iibinta Puntland
Wasiirka Maaliyadda Puntland, Maxamed Faarax Maxamuud ayaa fasiraad ka bixiyay hadal uu dhawaan sheegay Madaxweyne (…)
[Puntland Post] - 9/06/2025