Madaxweynaha Suuriya oo safarkiisii ugu horeeyey ee Yurub ku tagay Faransiiska

[Horseed Media - Somalia] - 7/05/2025
Madaxweynaha cusub ee ku meel gaadhka ah ee Suuriya Axmed al-Sharaa ayaa Arbacadii kula kulmay qasriga Elysée ee Paris Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron safarkii ugu horeeyay ee uu ku tago Yurub tan iyo markii uu xukunka qabtay bishii December.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Garoowe oo siweyn looga taageeray guulaha laga gaarey Daacish.
Xubno katirsan golayaasha dowladda, Maamulka gobolka Nugaal, kan degmada Garoowe iyo qaybaha kala duwan ee bulshada…
[Horseed Media] - 8/06/2025
Farmaajo oo dhaliilay Gogasha Wadatashiga ee Xasan Sheekh uu ku baaqay
Jun 05(Jowhar)-Madaxweynihii hore Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa war saxaafadeed uu soo saaray ku (…)
[Jowhar] - 5/06/2025
Xasan Sheekh oo kormeeray markabka Oruc Reis ee baaraya Shidaalka
Jun 12 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay (…)
[Jowhar] - 12/06/2025
Xukuumadda Somalia oo ansixisay xeerka isgaadhsiinta badda hoos marta.
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, (…)
[Horseed Media] - 12/06/2025
Ilaa 30 siyaasiyiin iyo aqoonyahanno ka soo jeeda Mudug oo baaq deg deg ah u jeediyay xukuumadda Deni
Ilaa 30 qof oo ka kooban siyaasiyiin iyo aqoonyahanno ka soo jeeda gobolka Mudug (dhinaca Puntland) ayaa soo saaray (…)
[Puntland Post] - 11/06/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |