Mas’uuliyiin ka tirsan gobolka Banaadir oo qarax lagula eegtay Daaru-salaam
[Jowhar - Somalia] - 9/05/2025
May 09 (Jowhar) Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xooggan degnada Daaru-salaam lagula eegtay mas’uuliyiin ka tirsan degmada Deyniile. Qaraxa oo ahaa Miino nooca dhulka la galiyay ayaa si gaar ah uga dhacday Luuqa Al-buruun, waxaana qaraxa uu qabsaday gaari uu (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
British Author Frederick Forsyth Passes Away at 86
Frederick Forsyth, renowned author of The Day of The Jackal, has passed away at the age of 86 following a brief (…)
[Jowhar] - 10/06/2025
Thunberg Returns to Sweden After Being Deported from Israel
Activist Greta Thunberg has returned to Sweden after being deported from Israel, criticizing the nation for its (…)
[Jowhar] - 11/06/2025
Xasan Sheekh oo kormeeray markabka Oruc Reis ee baaraya Shidaalka
Jun 12 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay (…)
[Jowhar] - 12/06/2025
Ruushka oo markii labaad duqeyn ka fuliyay dalka Ukraine
Jun 07 (Jowhar) Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhintay in ka badan 20 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii Ruushka (…)
[Jowhar] - 7/06/2025
Roob Miraale ah oo xalay maarugay dooxooyinka Nugaaleed
Roob Miraale ah oo xalay saq barkii curtay ayaa maaruqay inta badan dooxooyinka Nugaaleed ee dhaca Gobollada Sool (…)
[Puntland Post] - 13/06/2025