Axmed Madoobe oo ku wajahan Garowe iyo wafdi hordhac u ah oo gaaray

[Jowhar - Somalia] - 21/06/2025
Jun 21 (Jowhar)-Wafdi hordhac ah oo ka socda Jubaland ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland, halkaasoo lagu soo dhaweeyay. Xildhibaan Axmed Dakhare iyo Xildhibaan Cabdirashiid Jire oo hore isaga soo casilay xilalkii ay Xukuumadda ka hayeen ayaa hogaaminaya. (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Dowlada Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka Iran ku qaaday Qatar
Jun 24 (Jowhar)-Dowlada Soomaalya ayaa war saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay inay si adag u cambaareyneyso (…)
[Jowhar] - 24/06/2025
Ex-gudoomiye Cabdirashiid Jibriil oo gobolka Sanaag ka bilaabay dhaq dhaqaaq ka dhan ah xukuumadda Siciid Deni
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa gobolka Sanaag ka bilaabay dhaq (…)
[Puntland Post] - 25/06/2025
Trump oo sheegay in Iran iyo Israa’iil ay ku heshiiyeen xabbad joojin
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay xabbad-joojin u dhexeysa Israa'iil iyo Iran.
[Horseed Media] - 24/06/2025
Significant Milestone: Tribunal Reaches Consensus on Russian Aggression
Ukraine and the Council of Europe’s human rights organization have formalized an agreement aimed at establishing a (…)
[Jowhar] - 26/06/2025
Powerful Hurricane Strikes Mexico’s Pacific Coast; Life-Threatening Floods Anticipated
Today, authorities reported that Hurricane Erick made landfall on the coast of Oaxaca, Mexico, potentially bringing (…)
[Jowhar] - 20/06/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |