58 Falastiiniyiin ah ayaa ku dhaawacmay weerar ay ciidamada Israel ku qaadeen magaalada Ramallah
[Horseed Media - Somalia] - 26/08/2025
Ciidamada Israa’iil ayaa duqeymo wakhti dheer qaatay ku qaaday Ramallah iyo El-Bireh oo ka tirsan Daanta Galbeed ee Falastiin, iyadoo ay weli si aan kala joogsi lahayn u duqeenaya Gaza, Ururka Bisha Cas ee Falastiin ayaa sheegay in ugu yaraan 58 Falastiiniyiin ah ay ku dhaawacmeen.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Cali Xoosh oo amray maamulka Waqooyi Bari inaysan qaabilin Mucaaradka Somalia.
Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda federalka ah ee Somalia ayaa awaamiir culus hordhigay dowlad goboleedka Waqooyi (…)
[Horseed Media] - 2/09/2025
Dowladda Soomaaliya oo dib u qiimeyn ku sameysay mashaariicda ka socota dalka
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska & Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cimi Maxamuud (…)
[Horseed Media] - 29/08/2025
Booliska Soomaaliya oo Gubay Daroogadii ugu badnayd sanadkan.
Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo Xeer-ilaalinta Qaranka ayaa maanta Muqdisho ku gubay daroogo halis ah oo lagu…
[Horseed Media] - 2/09/2025
Isku-xirka ganacsiga Shiinaha iyo Somalia oo looga shiray Yinchuan.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo khudbad ka jeediyay (…)
[Horseed Media] - 29/08/2025
DFS oo lacag ugu deeqday Abaarta ka jirta gobolka Awdal.
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya (SODMA), Maxamuud Macallin ayaa ku wareejiyay lacag dhan (…)
[Horseed Media] - 24/08/2025