Madaxweyne Xasan oo diiday in ra’iisio wasaaraha Itoobiya uu wadahadal kula yeesho Shiinaha

[Jowhar - Somalia] - 7/09/2024
Sep 07 (Jowhar) Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa iska diiday inuu magaalada Beijing ee dalka Shiinah kula kulmo ra’iisio wasaaraha dalka Itoobiya Abiye Axmed. Xasan iyo Abiye ayaa dalkaasi ujooga ka qeybgalka shirka madaxda dalalka Afrika iyo Shiinaha oo uu furay (...)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Madaxweynaha Puntland oo maanta Isbitaalka ku booqday Ciidamadii ku soo dhaawacmay Hawlgalka Calmiskaad
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Isbitaalka ku booqday Ciidamada (…)
[Puntland Post] - 6/02/2025
Ceerigaabo Forced Displacement: No Justice for the Dispossessed
Badhan (Letter sent by email) — I have read the editorial on the political statement by the Puntland President Said… (…)
[Puntland Post] - 4/02/2025
Puntland oo Feejignaan amni oo heerkeedu sarreeyo ka muujisay dhaq dhaqaaqa kooxaha Argagixisada ah
Qoraal ka soo baxay wasaaradda Warfaafinta dowladda Puntland ayaa lagu muujiyay wacyi-gelin amni oo ku saabsan (…)
[Puntland Post] - 7/02/2025
Puntland: duqeynmo lala beegsaday laba saldhig oo muhiim ah ee kooxda Daacish
Waxaa caawa fiidnimadii Diyaaradaha dagaalka ee saaxiibada caalamiga ah ee Puntland ka taageeraya dagaalka (…)
[Horseed Media] - 12/02/2025
Ciidamada Puntland oo saaka in ka badan 40 dagaallame ka dilay Argagixisada Daacish
Hawlgal xooggan oo ay aroornimadii hore ee saaka qaadeen ciidamada difaaca dowladda Puntland ayay ku dileen in ka (…)
[Puntland Post] - 11/02/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |