Ciidamadda dowladda oo laba qof shacab ah ku dilay magaalada Muqdisho

[Jowhar - Somalia] - 21/04/2025
Apr 21(Jowhar)-Ciidamo howlgal wadajir ah xalay ka fulinayay xaafadaha degmada Deyniile ayaaa toogasho u geystay laba dhalinyaro shacab ah, kuwaasoo watay Mootada labada lugood leh ee Fikon-ta. Ciidamadda toogashada geystay oo boolis iyo Boolis Mikataar isugu jiray ayaa rasaas ooda ugaga qaaday (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Ciidamada Dowlada oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Ceel Hareeri
Jun 07 (Jowhar) Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan lagu diley saddex ka tirsan madaxda Alshabaab (…)
[Jowhar] - 7/06/2025
Trump oo ka fiirsanaya inuu iska iibiyo gaarigiisa Tesla
Jun 06 (Jowhar) Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ka fiirsanaya inuu iska iibiya gaarigiisa Tesla xilli ay (…)
[Jowhar] - 6/06/2025
Farmaajo oo dhaliilay Gogasha Wadatashiga ee Xasan Sheekh uu ku baaqay
Jun 05(Jowhar)-Madaxweynihii hore Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa war saxaafadeed uu soo saaray ku (…)
[Jowhar] - 5/06/2025
Puntland oo ka hadashay dhalinyaro cabasho muujiyay oo lagu Xirxiray Gaalkacyo
Maamulka gobolka Mudug ayaa markii ugu horaysay faahfaahin ka bixiyay shan dhalinyaro oo lagu xirey Gaalkacayo, (…)
[Puntland Post] - 7/06/2025
Inkabadan 41 Kun arday oo u fariisatay Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8-aad ee Muqdisho
Jun 08 (Jowhar) Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka bilowday qaadista imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8-aad ee Dugsiga (…)
[Jowhar] - 9/06/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |