Madaxa hay’adda sirdoonka gudaha Israa’iil oo ku dhawaaqay inuu is casilayo
[Jowhar - Somalia] - 29/04/2025
Apr 29 (Jowhar) Madaxa hay’adda sirdoonka gudaha ee Israa’iil (Shin Bet) Ronen Bar ayaa ku dhawaaqay inuu shaqada ka tagayo 15-ka bisha Juun, lix toddobaad kadib markii ra’iisul wasaare Benjamin Netanyahu uu isku dayay inuu xilka ka qaado. Arrintaas ayaa muujisay in labada nin uu ka dhex jiro (…)
... Article published by "Jowhar" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Isimada Gobolka Bari oo qaban-qaabinaya Shir weyne ku saabsan Xaaladda guud ee Puntland
Xubno kamid ah Golaha Isimada Dhaqanka Gobolka Bari oo maanta ku shirsan degaanka CARTA oo ka tirsan degmada Carmo (…)
[Puntland Post] - 8/06/2025
Ruushka oo markii labaad duqeyn ka fuliyay dalka Ukraine
Jun 07 (Jowhar) Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhintay in ka badan 20 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii Ruushka (…)
[Jowhar] - 7/06/2025
Diyaarad rakaab ah oo ay saarnaayeen 242 ruux oo ku burburtay dalka Hindiya
Jun 12 (Jowhar)-Diyaarad ay leedahay shirkadda Air India oo ku sii jeeday magaalada London ee dalka Ingiriiska ayna (…)
[Jowhar] - 12/06/2025
Dowladda Soomaaliya oo soo jeedisay in lakala diro kooxda C6+ ee dagan Xalane
Jun 12 (Jowhar) Dowladda Soomaaliya ayaa durtay sharciyadda kaalinta Xubnaha Beesha Caalamka ee loo yaqaano C6+ ee (…)
[Jowhar] - 12/06/2025
Guuleed Saalax oo codkiisa ku biiriyay kacdoon ka dhan ah xukuumadda Deni oo ka curtay Mudug
Dr. Guuleed Saalax Barre oo kamid ah hormuudka siyaasiyiinta Puntland ayaa codkiisa ku biiriyay kacdoonka bulsho ee (…)
[Puntland Post] - 11/06/2025