Wasiiradda Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya iyo Masar oo khadka Telefone ka ku wada xiriiray

[Horseed Media - Somalia] - 29/04/2025
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Socdaalka ee Masar, Dr. Badr Al-Atty, ayaa khadka taleefoonka ugu soo hambalyeeyey Wasiirka cusub ee arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.


    e-mail    

In Somalia newspapers

Dowladda oo sheegtay iney 25 Shabaab ah ku dishay howlgal ka dhacay Sh.hoose
Jun 08(Jowhar)Guutada Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal ka fuliyay tuulada Gaalware oo 4 km (…)
[Jowhar] - 8/06/2025
Shan urur siyaasadeed oo shuruud ku xiray ka qeyb galka shirka uu iclaamiyay madaxweyne Xasan
Jun 13(Jowhar) Illaa shan Urur Siyaasadeed oo dhowaan iska diiwaan geliyay Guddiga Madax Bannaan ee doorashooyinka (…)
[Jowhar] - 13/06/2025
Shacabka Garoowe oo xalay isu soo bax weyn ku taageeray ciidamada Puntland
Dadweynaha caasimadda Garoowe ayaa xalay sameeyay isu soo bax ballaaran oo lagu taageerayo guusha weyn ee ciidamada (…)
[Puntland Post] - 8/06/2025
Ilaa 30 siyaasiyiin iyo aqoonyahanno ka soo jeeda Mudug oo baaq deg deg ah u jeediyay xukuumadda Deni
Ilaa 30 qof oo ka kooban siyaasiyiin iyo aqoonyahanno ka soo jeeda gobolka Mudug (dhinaca Puntland) ayaa soo saaray (…)
[Puntland Post] - 11/06/2025
Xamaas oo ku hanjabtey inay sii wadayso dagaalka Israa'iil.
Afhayeenka guutada al-Qassam ee garabka militariga Xamaas Abu Ubaida, ayaa wacad ku maray in howlgalada iska…
[Horseed Media] - 7/06/2025

|   Adding or removing your content   |   Add your newspaper   |