Traoré iyo Putin oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga ka dhexeeya Burkina Faso iyo Ruushka
[Horseed Media - Somalia] - 11/05/2025
Madaxweynaha dalka Burkina Faso, Ibrahim Traoré, oo booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Moscow ayaa kulan la qaatay madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dal, gaar ahaan dhinacyada amniga iyo horumarka.
... Article published by "Horseed Media" (Somalia), read more
For any information or claim on this article, see directly with the newspaper.
In Somalia newspapers
Ciidamada Dowlada oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Ceel Hareeri
Jun 07 (Jowhar) Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan lagu diley saddex ka tirsan madaxda Alshabaab (…)
[Jowhar] - 7/06/2025
Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wadahadlay horumarinta Shaqaalaha
Jun 04(Jowhar) Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Mudane Yuusuf Maxamed Aadan oo wafdi uu (…)
[Jowhar] - 4/06/2025
Ciidanka Puntland oo soo bandhigay hub laga qabtay Daacish.
Ciidanka difaaca dowladda Puntland ayaa soo bandhigay hub, sahay iyo saanad ay gacanta kaga dhigeen malayshiyaadka…
[Horseed Media] - 5/06/2025
Ciidamada Puntland oo Boosaaso ku qabtay xubno lagu tuhunsan yahay firxadkii Daacish
Ciidamada Amniga Puntland oo hawlgallo ka wada magaalada Boosaaso ayaa qabtay xubno lagu tuhunsan yahay in ay ka (…)
[Puntland Post] - 10/06/2025
Ciidanka Puntland oo Daacish furimaha kasoo cararay ku qabatay magaalada Boosaaso
Jun 11(Jowhar) Ciidamada Amniga Puntland oo hawlgallo ka wada magaalada Boosaaso ayaa qabtay xubno lagu tuhunsan (…)
[Jowhar] - 11/06/2025